Wafdi ka socda Dowladda somaaliya oo Shir uga qeyb-galaya Dalka Cumaan.

0
91

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare Ee Xukuumadda
Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdigii la socday ee ku
sugnaaa magaalada Muscat ee dalka Oman ayaa maanta waxaa si rasmi ah ugu
furmay shirkii MENA INNOVATION qeybtiisa 1-aad oo ay shirkadaha caalamiga ah
kusoo bandhigayeen hal-abuurkooda teknoolajiyada lagu horumarinayo
Waxbarashada iyo tacliinta sare.

Magaalada Muscat ee dalka Oman Teknoolajiyada lasoo bandhigayo waxaa qeyb
ka tahay Horumarinta waxbarashada.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in
shirkani Shirkaduhu kusoo bandhigayeen hal-abuurkooda teknoolajiyada casriga
ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here