Dadka reer Tunisiya waxay u codeynayaan Madax weynaha Hogaamin Dona Dalkaas Dhamaan Dad waxey u Dareren Gobaha Cod Bixinta

0
108

Dadka reer Tunisiya waxay u codeynayaan Madax weynaha Hogaamin Dona
Dalkaas Dhamaan Dad waxey u Dareren Gobaha Cod Bixinta
Codbixiyaasha Tuniisiya ayaa codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinimada
ee sida aadka ah loogu tartamayo.

Goobaha codbixinta ayaa furmay 8-da subaxnimo ilaa (07:00 qaarna waxay
furnaan doonaan illaa 6-da fiidnimo.

Waa doorashadii labaad ee madaxweynaha tan iyo markii xukunka laga tuuray
Zine El Abidine Ben Ali.

In kabadan todoba milyan oo qof ayaa xaq u leh inay doortaan 24 Mid Kamid
Musharixiinta Dalkaas u Tartamaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here