Duqa Muqdisho oo markale sheegay inuu Furi doono wadooyinka Muqdisho ee lagu jaray Dhagxaanta.

0
44

Shirkaan oo ay goobjoog ka ahayeen boqolal haween ah oo ka tirsan  haweenka qaranka soomaliya gudoomiyaha gobolka banadir iyo xubno ka socday hay,ado calaami ah ayaa ahaa Madal  loogu Magacdaray wadatashiga bulshada ee haweenka iyo dhismaha nabada.

Madaxdii ka soo qebgashay  shirkaan ayaa intii uu socday ku dheeraaday ka hadalka amaanka dalka iyo sidi buslahda somaliyed gaar ahaan haweenka iyo dhalinyarada ay uga qeybqaadan lahaayeen sidi dalka uu u noqon lahaa amaanka la isku haleyn karo.

Cumar maxamed maxamud oo ah gudoomiyaha gobolka banadiur ahana duqa muqdisho oo horay u shegay in maamulkisa uu furi doono  jidadka muqdisho oo dhaqxaan lamaha amaanka ee dowlada ay ku gooyeen ayaa sheegay markale in uu ka dhabeyn doono dhawana ay furi doonaan gudi uu u magacabay ka shaqeynteda.

Ugu damben shirka waxaa ka hadashay gudoomiyaha haweenka qaranka somnaliya batuula axmed gabale taasi oo shegtay in meshi ugu xumeyd ay mareyso xalada amaanka ee caasimada balse gudomiyaha gobolka ku taageersan tahay isku furista wadooyinka Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here