Kaluun aad u Fara badan oo lagu arkay Garbahaarey !

0
311

Garbahaarey maaha Magaala Xeebeed Sidoo kalana, Wabiyada dalkuna ma maraan,waxaasa saaka lagu arkay Kaluun aad u fara badan Toga Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here