Wadayaasha Mooto bajaajta iyo rakaabkooda ayaa isku qilaafsan dhageysiga kaalimaha suugaanta.

0
180

Sheekadaan waxa ay ka taagan tahay magaalada beydhanbo iyo magaaloyin kale
oo kamid ah somaaliya iyado dadka raaca mootooyinka siiba gabdhaha ay
doorbidaan xiliga ay ku safrayan moootada loo shido kalimaha suugaant.ayaa
darawalda qaar arintaasi ay ka biyo diidsan yihiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here