Shirkii Wadatashiga Madaxda Maamulk Gobaleedyadda DFS iyo Gobolka Baandir Uga Socday Shanti Maalmood

0
294

Shirkii Wadatashiga Madaxda Maamulk Gobaleedyadda DFS iyo Gobolka Baandir Uga Socday Shanti Maalmood Ee la Soo Dhaafey Magaladda Garoowe Ee Xarunta maamulka puntalnd

Ayaa ku Soo Dhamaadey Is Maan dhaaaf Hor leh Ka dib Markii Hogaamiyayaasha jubaland iyo Galmudug ey ku Adkaatey Dhaadhinicda Dalabkoo Oo ku Saleysnaa muda Kordhin

Madaxweynha maamulka Gobaleedka jubaladda Mudane ahmed maxamed madoobe islaam Ayaa Garoonka Garoowe ka Dhoofey Asagoon Warbaahinta lahadlin

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed ducaale Geele Xaaf Oo Warbaahinta Lahadley Inta uu San ka Dhoofin Garoonka Garoowe Ayaa Sheegey in Shirkii Uu ku Soo Dhaamaadey si aan Dalka iyo Dadka u Fiicneyn Dhinaca kale Waxuu Sheegey in Intii Uu Shirku Socday in Ey Wax Jixin jix ah ka Waayeen Madaxda Dowlda Somalia

Gabagabadii Xaaaf Oo Qodbadiisa siiwata Ayaa Sheegey In Magaladda Muqdisho Gaar ahaan Xamar Weyna Ey Al shabab ku Leeyihiin xarumo Maxkamadeed Oo Ey Dadka ku Xukumaan asaga oo dhinaca kale shegay in ay canshuurta kaqadan  Alshabaab suqa weyn ee Bakaraha

si kasteba ha ahaate dowlada ayaa waxay wadaa dadaal ay ku doonayso inay dalka ka dhacaan doorashooyinka galmudug iyo jubaland oo bartamaha sanadka la rajaynayo inay qabsoomaan

Xafiiska tv ga caalamiga ah ee dalka tv 
Muqdisho-Somalia

www.dalkatv.net 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here